deegaanka Tukaraq oo dhaqdhaqaaqyo ciidamada somaliland iyo kuwa puntland laga dareemayo

Published on June 23, 2018 by   ·   No Comments

iyadoo dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafay ay daganayd xaalada deegaanka tukaraq oo ay isku horfadhiyaan ciidamada somaliland iyo kuwa puntland ayaa waxaa laga dareemayaa dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ay muujinayaan labada ciidan.

inkastoo uusan wali bilaaban dagaal fool ka fool ah ayaa hadana waxaa jiro rasaas laga maqlayo deegaanka oo ay isweydaarsanayaan ciidamada sida ay xaqiijinayaan ila wareedyo ku sugan deegaanka tukaraq ee gobalka Sool.

deegaanka tukaraq ayaa dagaalka u dhaxeeyay somaliland iyo puntland mudooyinkii ugu dabeeyay uu joogsaday ka dib markii ay isasoo tareen qeylo dhaan xoogan oo labada dhinac ay u jeedinayeen qeybaha kala duwan ee bulshada oo ku aadan in la joojiyo dagaalada si loo baajiyo dhiiga ku daadanaya xiisadaha coleedeed ee ka taagan deegaankaasi.

dagaalka u dhaxeeya Somaliland iyo puntland ayaa waxa uu salka ku hayaa gacan ku heynta deegaano ka tirsan gobalka sool oo ay mudo dhowr sano ka hor ay la wareegeen ciidamada somaliland.

.

Nagala Soo Xiriir

Readers Comments (0)






WARARKA MAANTA

Daawo Muuqaal Murugo Leh Marxuum Axmed Dowlo Oo Muqdisho Lagu Gubay Yaase Ka Danbeeyay?

September 22, 2018
Halkan Ka Daawo Muuqaalka [video width="1280" height="720" mp4="http://tukaraqpost.com/wp-content/uploads/2018/09/muqaal-xanuun-badan.mp4"][/video]

War Dag-Dag Ah MADAXWEYNE FARMAAJO OO SHIR DEGDEG AH ISUGU YEERAY MADAXDA GALMUDUG

September 22, 2018
MADAXWEYNE FARMAAJO OO SHIR DEGDEG AH ISUGU YEERAY MADAXDA GALMUDUG Muqdisho, Sebtembar 22, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane ...

Maxaa Kajira In Dahaabshiil Ay Iibsato Hantida Qaranka

September 21, 2018
maxaa kajira in dahahabshiil ay iibsato hantida qaranka daawo maaulaha shirkadaasi oo arinkaasi kahadlay [video width="1280" height="720" mp4="http://tukaraqpost.com/wp-content/uploads/2018/09/WARAYSI-MAAMULHA-DAHABSHIIL.mp4"][/video]

Daawo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa booqday qoyska gab yar oo ardayad ah oo ay toogteen Ciidanka Dowladda

September 21, 2018
Daawo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa booqday qoyska gab yar oo ardayad ah oo ay toogteen Ciidanka Dowladda   Halkan Riix Ka ...

Daawo Somaliland Oo Digniin u Dirtay Dowlada Somaliya

September 20, 2018
Hal Ka Daawo Muuqaalka Warka https://www.youtube.com/watch?v=VGhrfEO8Zmw

Daawo Gaas inuu Somaliland Yimaado Xukuumada Ka Masuul Ah

September 20, 2018
https://www.youtube.com/watch?v=rTLcuFlQpjw

Dowladda Soomaaliya Ayaa sheegtay inay diyaar u tahay in ciidamo u dirto dalka Koonfur Sudan

September 20, 2018
Dowladda Soomaaliya Ayaa sheegtay inay diyaar u tahay in ciidamo u dirto dalka Koonfur Sudan, si ay gacan ...

Deg-Deg: Wariye Caan Ahaa Oo Lagu Dilay Dalka Koofur Afrika

September 16, 2018
Dilka, wariyaha ayaa ka dhacay magaalada Cape town , Kadib markii Dabley hubeysan ayaa rasaas kufureen marxuumka xili uu ...

Dowlada Itoobiya Ayaa Sheegtay In Duqeyn Ay Ka Fulisay Soomaaliya Ay Ku Dishay 70 Dagaalyahan Oo Katirsan Alshabab

September 16, 2018
Dowlada Itoobiya Ayaa Sheegtay In Duqeyn Ay Ka Fulisay Soomaaliya Ay Ku Dishay 70 Dagaalyahan Oo Katirsan Alshabab https://www.youtube.com/watch?v=iTkzK6riIkA  

XILDHIBAANADA XILINTA KHILAAFKA MAAMULADA IYO DAWLLADA FIDRAALKA OO GAADHAY GAROWE

September 16, 2018
XILDHIBAANADA XILINTA KHILAAFKA MAAMULADA IYO DAWLLADA FIDRAALKA OO GAADHAY GAROWE https://www.youtube.com/watch?v=Kfs5v164tAM